Magaalada Kismaayo oo maanta si weyn looga dabbaaldegay Maalinka Koowaad ee Ciidul-Adxa

0
261
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee Xarunta kumeel gaarka dowlad goboleedka jubbaland ayaa si weyn loogu ciiday iayadoo bulshda ku nool magaalada kismaayo ay ku tukadeen goobo kala gadisan oo maamulka uu u iclaamiyey.

 

Garoonka kubada Cagta waamo wuxuu ka mid yahay goobaha salaada ciida lagu oogay magaalada kismaayo waxaana ku tukaday Madax ka tirsan Maamulka Jubbalan iyo dad weynen aad  ufarabadan oo ka kala yimid xaafadaha magaalada kismaayo ka kooban tahay.

Cowke Cali Cawil,ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here