Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland ayaa maanta ka daahfurtay magaalada kismaayo shirka gudiga fulinta Olompikada Soomaaliyeed .
Shirkan ayaa ah markii ugu horesay oo lagu qabto meel ka baxasadan Gobolka Banadir waxaan ka soo qeybgalay Gudomiyaha gudiga Fulinta olompikada Qaranka Somaliyeed , wasiir ka tirsan Jubbaland iyo marti sharaf kale.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.