Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tababarkaan oo socday mudo saddex maalin ah ayna ka faa’iideysteen ku dhawaad 100 kamid ah shaqaalaha ka shaqeeya xarumaha caafimaad ee ku yaalo deegaanada Jubbaland, waxaana Tababarkaan lagu baranaayey shaqaalaha Caafimaad sida bulshada Looga Badbaadin karo Halista Xanuunada Faafa.
Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.