Magaalada Kismaayo oo lagu soo gabagabeeyay Tartan ciyaareed loo qabtay ciyaartooy da’yar ah

0
33

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada hoose ayaa lagu so gabagabeeyay tartan kubadda cagta ah kaas oo loo qabtay da’yarta xiiseysa ciyaarista kubadda ee ku sugan xafaadaha magaalada Kismaayo.

Kulankaan kama danbeeysta ee tartanka ayaana waxa isku arkay koxaha kala ah gadiidka iyo altusa kuwas oo sobandhigay kubad ad u wanaagsan oo taageerayasha ey u riyaqeen.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbiixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here