Magaalada kismaayo oo lagu soo gabagabeeyay Tafsiirka Qur’anka kariimka

0
39

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo ee xarunta gobalka jubbada hoose ayaa lagu soo gaba gabeeyay cashirka tafsiirka Qur’anka kareemka ah kaas oo mudo laba sano ah ka soocday magaalada.

Tasiirka xiritaanka tafsiirka ayaa waxa kasoo qayb galay culimo owdiinka magalada kismaayo iyo bulshada qaybeeheeda kala duwan.

Juweeriya Xasab Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here