Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay tababarka heerka 1-aad ee Garsoorayaasha iyo Xeer-ilaalinta Dowlad Goboleedka Jubbaland oo mudo toban maalmood ah uga socday magaalada Kismaayo.
tababarka ayaa waxaa kasoo qeyb galay Wasiiro ka tirsan Jubbaland, Xeer-ilaaliyaha guud ee Jubbaland iyo Gudomiyaha Maxkamada Sare ee Jubbaland.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.