Magaalada Kismaayo oo lagu soo gabagabeeyay tababar Lagu baranayay hadalka an xanafta laheyn

0
23

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Dastuurka Jubbaland Bishar Aadan Geedi oo ay wahlinaayo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Cabdullaahi Cabdul Khadir Qanuni Gudomiyaha Maxkamadda Dhoobley Maxamed Siraaji ayaa Magaalada Kismaayo kusoo xiray Tababar ku sabsan wadahadalka an xanafta laheyn kaas oo loo qabtay bahda Cadaaladda Jubbaland.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here