Magaalada Kismaayo oo lagu soo bandhigay Doon Dalxiis

0
9

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirkada Sommarine oo ah shirkad soosara Doomaha kala duwan sida kaluumaysiga Xamuulka iyo Kuwa Dalxiiska ayaa Magalada Kismaayo ku soo bandhigtay doon dalxiis oo si casri ah Loo Farsameeyay

Munaasabada lagu soo Bandhiga Doonta ayaa waxa kasoo qayb Galay Wasiiro Xildhibaano maamulka dagmada iyo Hawl wadeenada shirkada iyo Marti sharaf Kale.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here