Magaalada Kismaayo oo lagu soo bandhigay Darawalo Adeegsanaayay Sharciyo Gaadiid oo been abuur ah

0
41

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu soo bandhigay gaadiidley adeegsanayay sharciyo gaadiid oo been abuur ah, waxaana soo qabashooda iska kaashaday Wasaaradda Gaadiidka Jubbaland iyo Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Jubbaland.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here