Kismaayo (Idaacadda Waamo)- Magaalada Kismaayo ayaa lagu soo bandhigay Buuga Badbaado Qoys oo uu qoray qoraa Ayuub Maxamed Ismaaciil oio kamid ah dhalinayarada aqoonyahanada ee reer Jubbaland, goobta lagu soo bandhigaayey buuga waxaa kasoo qeyb qeyb galay qaar kamid ah Wasiirada Jubbaland, Xildhibaano, Agaasimeyaal, Masuuliyiinta Dhalinayarada degmada iyo kuwa Goballa, dhalinyaro iyo marti sharaf kale.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.