Magaalada Kismaayo oo lagu sagootiyay qaar ka mid ah ciyaartoyda qaranka 17-jirada Soomaaliya

0
97

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaaalada Kismaayo oo ah magaalo sports ayaa waxaa waayadii lasoo dhaafay ka socday diyaar garowga sagootinta qaar kamdi ah ciyaaryahanada loo soo xushay iney kamid noqdaan ciyaartoyda qaranka ee 17- sano jirana dalkeena.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here