Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay xuska maalinta Nabada Aduunka

0
98

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad lagu xusayay Maalinta Nabada Aduunka,waxaana ka soo qeyb galay Odayaasha dhaqanka,Ururada Haweenka,Daladaha Nabada ee degmada Kismaayo ka dhisan iyo martis sharaf kale.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here