Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay Xuska maalinta Keymaha Aduunka

0
14
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Jubbaland ayaa qabatay Xuska Maalinta Keymaha Adduunka taasoo sanadkasta 21 Maarso la xuso, Munaasabada ayaa lagu qabtay Xarunta Wasaaradda deegaanka iyo isbadalka cimiladda jubbaland.
Munaasabada ayaa ujeedkeedu ahaa in kor loo qaado wacyiga ku saabsan muhiimadda keymaha iyo doorka ay ku leeyihiin xasilinta deegaanka iyo la dagaallanka isbeddelka cimilada.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here