Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munaasbadda Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caafimaadka Dhimirka Adduunka ayaa si heer sara ah lagu qabtay Magaalada kismaayo, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda dowlad goboleedka Jubbaland Xussien Macalin Abdi Bayax iyo Agaasimaha waxaad dhimirka ee Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland Abdi Shukri Maxamed ayaa waxaa ay ka hadleen in ay muhiim tahay in la daryeel dadka la xanuun dhimirka
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.