Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Caafimaadka Dhimirka Adduunka, taas oo sanad walba la xuso 10-ka Oktoobar, si kor loogu qaado wacyiga bulshada ee ku aaddan caafimaadka maskaxda.
Juweyriya Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.