Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay Xuska Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed oo ku beegan 15-Ka May

0
28
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha dowladda Jubbaland ayaa soo qaban qaabisay munaasabad lagu weyneynayo Maalinta Dhalinyarada Somaliyeed oo ku beegan 15-Ka May ayaa maanta lagu qabtay magaalada Kismaayo.
Xafladan sida heerkeedu sarreeyo loosoo agaasimay ayaa waxaa kasoo qayb galay qaar kamid ah golaha Wasiirada Jubbaland, Xilidhibaano, dhalinyaro, iyo qeyybaha kala duwan ee bulshada ku nool magalada Kismaayo.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here