Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay xuska maalinta caalamiga ah ee ka hortagga Gudniinka fircooniga ah

0
88

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Jubaoand ayaa waxay maanta magaalada Kismaayo ku qabatay munaasibad ujeedkeedu yahay Xuska Maalinta Ciribtirka Gudniinka Fircooniga ah, taas oo sanad waliba 6 bisha Febraayo la weyneeyo si dadka loogu baraarujiyo dhibaatada uu leeyahay gudniinka fircooniga ah.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here