Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay tababar aqoon Kororsi ah

0
34

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismayo ayaa waxaa lagu qabtay tababar aqoon kororsi waxaan qabtay jamacada Plasma farceed magaalda Kismaayo Tababarka ayaa waxuu ku sabsanaa ardeyda in ay ogaaan carada ku wanaaagsan ee la beeran karo iyo biyaha ku wanaagsan beraashada.

Abdinoor Samriye ayaa waxbixintaan inooga diyaariyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here