Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay shir loga hadlayay dejinta siyaasada fidiinta beeraha

0
101

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda beeraha iyo waraabka Jubbaland ayaa waxaa magaalada Kismaayo ay ku qabtay kulan loga hadlayay dejinta siyaasada fidiinta beeraha taas oo qeyb qadaneesa sare u qaadista tabacashada beeraha dowlad goboleedka Jubbaland.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here