Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay shir ku saabsan isku xirka Booliska iyo Bulshada

0
74

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirkaan oo sanadkiiba mar la qabto ayaa diiradda lagu saarayay Askareeynta Caruurta, waxaana ka soo qeyb galay xubno ka socday Golaha Wakiilada Jubbaland,Howl-wadeenada Wasaaradda Amniga Jubbaland,Saraakiil ka kala socotay Boliiska Jubbaland,Atmis Unsom iyo marti sharaf kale.

Abdirahiim Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here