Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay Ol’olaha wacyigalinta bulshada ee diiwangalinta Waxbarashada Gabdhaha

0
8

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulan muhiim ah oo looga hadlayay caqabadaha iyo fursadaha waxbarasho ee ay la kulmaan gabdhaha aan weli helin adeegyada waxbarashada.

Kulankan ayaa waxaa kasoo qaybgalay mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda, ururada bulshada rayidka, hooyooyin iyo dhalinyaro, waxaana diiradda lagu saaray sidii loo heli lahaa xal waara oo kor loogu qaadayo ka qaybgalka hablaha ee waxbarashada aasaasiga ah iyo tan sare.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here