Magaalada kismaayo oo lagu Qabtay munaasabad lagu soo xirayay horyaalka kubbadda cagta Jubbaland oo sanadkaan ay qaaday kooxda JBC

0
227
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tartanka horyaalka kooxaha heerka koowaad ee Jubbaland oo sanadkaan ahaa mid xiiso gooni ah leh, ayaa dhawaan waxaa lagu soo gaba-gabeeyay Garoonka kubada cagta ee waamo satiom waxaana sanadka kooxda horyaalka noqotay naadiga JBC oo ka dhisan magaalada Kismaayo.
 Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here