Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay munaasabad lagu daahfuraayey daladda dhoofinta iyo xanaaneyta xolaha

0
59

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay munaasabad lagu daahfuraayey daladda dhoofinta iyo xanaaneyta xolaha, Waxaa ka soo qeyb galay Wasaaraddo kala duwan gudoomiyaha rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland, Xildhibaanoiyo marti sharaf kale.

Sadiiq Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here