Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay munaasabad ay 500 macalin ku qalin jabinayeen

0
84

Kismaayo(Idacaadda Waamo)-Mac-hadka Tababarka macalimiinta Jubbaland ayaa munaasabad qalin Jabina Magalada kismaayo Ugu qabtay dafcadii afraad ee mac’hadka Kabaxday tan iyo Markii la aas aasay

munaasabadan ayaa waxa Kasoo qaybgalay wasiiru Dawlaha Wasaarada waxbarashada Jubbaland Agaasimaha waaxda tacliinta wasarada waxbaeashada maamulka Machadka iyo marti sharaf kale.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here