Magaalada kismaayo oo lagu qabtay Kulan looga hadlayay Xoojinta Wadahadlka Bulshada Jubbaland

0
6

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada hoose ayaa lagu qabtay kulan looga hadlaayey xoojinta Wadahadalka Bulshada iyo Dib u Heshiisiinta Dadka Reer Jubbaland.

Kulanka oo ay so qaban qabisay Wasaaradda Arimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Jubbaland ayaa waxa kaso qeyb galay Gudoomiye ku-xigeenka Maamulka Gobolka Gedo, Gudoomiyaha Arimaha bulshada Degmada Kismaayo iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here