Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay Kulan looga hadlayay xoojinta iyo ka qeyb galka Siyaasadda Haweenka

0
56
Kismaayo(Idaacadda Waamo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay Kulan looga hadlayay xoojinta iyo ka qeyb galka Siyaasadda ee Haweenka Soomaaliyeed ayna hogaaminaayen Kutlada Haweenka labada Gole ee Baarlamanka JFS.
Kulanka ayaaa waxaa ka soo qeybgalay ururada haweenka Jubbaland, Gudomiyaha Hay’ada Kalaamo odayaasha dhaqanka Jubbaland iyo qeybaha kale duwan ee bulshada.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here