Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay Kulan looga hadlaayey horumarinta dhaqaalaha dalka

0
188

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa lagu qabtay kulan looga hadlaayay horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha dalka ee higsiga fog ee 2060ka.

Qaar ka mid dadkii kulan ka soo qayb galay ayaa ka hadlay muhiimada ay leedahay in dalku uu sameeyo is badal dhaqaale.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here