Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay kulan looga hadlaayay doorka Nabadeeynta Haweenka

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabataykulan muhiim ah oo diiradda lagu saaray doorka haweenka ee nabadeynta bulshada.

Kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay haween ka kala socday qeybaha kala duwan ee bulshada, culumaa’udiin, wakiillo ka socday ururada bulshada rayidka ah iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Gboleedka Jubbaland.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here