Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magalada Ksimaayo ayaa waxaa lagu qabtay kulan loga hadalay doorka ay haweenka Soomaaliyeed ka qeyb qaadashada Nabadda iyo amniga waxaana soo qaban qaabisay Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska iyo Xaquuqul Insaanka Jubbaland waxaana kasoo qeyb galay ururadda haweenka ka dhisan deegaanada Jubbaland iyo qaar ka mid ah Wasaraddaha Jubbaland
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.