Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudiga Shaqada iyo Shaqaalaha Rayidka Dowladda Jubbaland ayaa Magaalada kismaayo ku qabtay Shir ujeedkiisa uu ahaa ka qeyb qaadashada Daneeyayaasha Dhismaha Xafiiska Gudiga Shaqada iyo Shaqaalaha Rayidka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.