Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay kulan ku saabsan wada-shaqeeynta Wasaaradaha Jubaland

0
10

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta dowlada goboleedka Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qabatay kulan muhiim ah oo lagu xoojinayo isku-duwidda shaqada iyo wada-shaqeynta Wasaaradaha Dowladda Jubbaland.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here