Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay kulan ku saabsan horumarinta dowlad wanaagga

0
9

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowladda goboledka  Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulanka wadatashiga bulshada rayidka ee ku saabsan Qorshaha Horumarinta Dowladda goboledka  Jubbaland ee shanta sano ee soo socota.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here