Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaraadda Waxbarshada Jubbaland ayaa waxa ay magaalada Kismaayo ku qabtay kulan looga hadlaayay dib u eegista barnaamijka quudinta ardeyda dugsiyada waxbarashada iyo dib u fiirinta kobaca waxbarashada ee uu soo kordhiyay quudinta ardeya.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan kasoo diyaariyay.