Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay ku qabtay kulan looga hadlaayay Hormarinta sharuucda ee Dowladda

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Cadaaladda dowlad goboleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulan muhiim ah oo diiradda lagu saarayay horumarinta sharuucda  dowladda.

Kulankan oo ay ka qayb galeen masuuliyiin ka tirsan wasaaradda, garsoorayaal, qareeno iyo xubno ka socday ururada bulshada rayidka ah ayaa looga hadlay sidii loo horumarin lahaa shuruucda Jubbaland iyo sidii logu adeegi lahaa  bulshada si cadaalad ah oo waafaqsan dastuurka iyo xeerarka dalka.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here