Kjsmaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulan muhiim ah oo looga hadlayay Qorshaha Ilaalinta Bulshada ee sannadaha 2025 ilaa 2029. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray sidii loo horumarin lahaa adeegyada bulshada, iyadoo la tixgelinayo baahiyaha dadka danyarta ah, Naafada, iyo kuwa nugul ee ku nool Jubbaland.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.