Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qabatay munaasabad lagu xusayay Maalinta Gargaarka Adduunka (World Humanitarian Day) oo sannad kasta la xuso 19-ka Agoosto.
Munaasabadda ayaa waxaa kasoo qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland, hay’adaha samafalka, ururrada bulshada rayidka, dhalinyaro iyo Haween.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.