Magaalada Kismaayo oo lagu qabatay Mashruuc Lagu hormarinayo Beeralayda iyo Xoola dhaqatada Jubbaland

0
99
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta laga dafuray mashruuc lagu hormarinaayo beerlayda Iyo xoolo dhaqatada Jubbaland kuwaas oo ka faiideesan doona deegaananad u dhow degmada Kismaayo
 
Mashruucan ayaa waxaaa gacan ka geestay Ha’yada NRC oo ay kaashaneeso wasradda beeraha Iyo warabka Jubbaland iyo wasaradda Qorashaynta Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here