Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qabatay kulan wadatashiga dadweynaha oo looga hadlayay siyaasadda kahortagga leexsashada gargaarka bini’aadanimo.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.