Magaalada Kismaayo oo lagu qabatay kulan laga hadlayay hawlaha xasillinta

0
10

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qabatay kulan muhiim ah oo diiradda lagu saaray arrimaha xasillinta iyo dardargelinta mashaariicda horumarineed, gaar ahaan kuwa la qorsheynayo in laga hirgeliyo deegaannada cusub.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here