Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Taya-dhowrka Jubbaland oo ay Wehlisa Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland ayaa Magaalada kismaayo ee Xarunta gobolka Jubada hoose ku gubtay Rashiin laga soo saray Dekedda magaalada Kismaayo kaas oo sirasmi ah loo xaqijiyay in u halabay.
Rashiinka lagubay ayaa iskugu jiray bur bariis iyo sokor kuwaas oo ku soo dhax halabay markabkii waday ee kasoo dejiyay dekada Kismaayo arintan ayana kutimid baritaan ay sameysay Hay’adda u xilsaran ilalinta tayada cuntada oo sifejigan ula socota badecadaha sogala magaalada Kismaayo.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.