Magaalada Kismaayo oo laga xusay maalinka Waxbarashada Adduunka

0
270

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munaasabaddaan oo si heersare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa soo qab qaabisay  madasha isdhaxgalka dhalinyrada Soomaaliyeed ee Kalsan , waxana lagu qabtay hoteo  Madin Ex- Cascaseey ee magaalada Kismaayo,iyadoona munaasabadda lagu maamusayay maalinta Waxbarshadda Adduunka.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here