Magaalada Kismaayo oo laga hirgeliyay Machad lagu baran doono shareecada Islaamka

0
39
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo ayaa waxaa maanta lag daahfuray mac-hadka Al-Imaam Dhaxawi oo lagu baran doono culuumta shareecada iyo carabiga,munaaabsada lagu daahfurayay Machadka ayaa waxaa ka soo qeybgalay Macalimiin, culumaa’udiinka magaalada Kismaayo iyo ma’suuliyiin ka socoday Wasaradda Waxbarshada Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here