Wararka Magaalada Kismaayo oo laga hirgaliyay Xarun Lagu xananeeyo Digaaga By admin - October 7, 2022 0 353 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kismaayo (Idaacadda Waamo) Xaruntaan oo lagu magacaabo Midnimo waxaa aas,aasay tiro yar oo dumar ah,kuwaasi oo doonooyo in ay ka faa,iideystaan dhaqashada Digaaga oo aysan jirin kismaayo. Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay. http://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2022/10/warka-iidel-Magaalada-Kismaai-oo-laga-Hirgaliyay-Xaruun-Lagu-Xananeeyo-Digaaga.mp3 Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X