Magaalada Kismaayo oo laga hirgaliyay Iskuul ay farsamada gacanta ku bartaan dadka maqalka la’

0
101
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa laga hirgaliyay iskuul ay farsamada gacanta ku bartaan dadka Maqalka la ee ku nool degmada Kismaayo waxaana xaruntaan lagu barto farsamada gacanta hirgaliyay Maxamed Cabdkariin Muuse oo ka mid ah dadka maqalka naafada ka ah islamarkaana horay Magaalada Kismaayo iga hirgaliyay Iskuul hoose dhexe oo ay wax ku bartaan dadka baahiyaha gaarka ah qaba gaar ahaan kuwa maqalka la’.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here