Magaalada Kismaayo oo laga hirgaliyay Goob  dadka safarka ah ay ka qataan warqadda baaritaanka Covid-19

0
275
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo dhawaan dib loo furay isu socodka bulshada ee Gudaha Dalka iyo Dibadaba ayaa waxaa jiro warqado looga baahanyahya dadka u baxaya wadamada dariska ah taaso ah warqad cadayn ah oo muujineyso in uusan qofka qabin Xanunka Covid-19.
Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Jubbaland  oo ka duuleyso in ay bulshadu helaan warqad caddayn ah oo muujineyso  in uusan qofka Qabin Xanunka Covid-19  ayaa waxaaa ay Magaalada Kismaayo  Ka hirgalisay Xaruun dadka safraya ay ka qaataan warqad Caafimaad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here