Magaalada Kismaayo oo laga hirgalinayo biyo xireen cusub

0
11

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose laga daah furay Tartanka dhimaha biyo xireen cusub oo laga hirgalinayo wadada hormarta shirkada hormuud ee xaafada Calanley, waxaan qaadashada qandaraaska dhismaha biyo xireen ku tartamaya ilaa lix shirkadood kuwaas oo codsiyadii laga rabay soo xareystay.

Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here