Magaalada Kismaayo oo laga hirgalinaayo Goobo loogu tala galay iney baabuurtu ku kala wareegto

0
31

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ayaadoo Magaalada Kismaayo ay ka socdaan howlo dib loogu soo celinayo bilicda Magaalada sida dib u dhiska wadooyinka iyo dhiraynta hareeraha Wadooyinka la hirgaliyay ayaa Gudoomiyaha Degmada Kismaayo Cumar Cabdullaahi Maxamed Faraweyne waxaa uu dhagax dhigay labo goobood oo loogu talo galay in ay baabuurta ku kala wareegaan meelaha isgoysyada ah  ee loo yaqaano (Roundabout), kuwaas oo dhawaan laga hirgelin doono Kismaayo si ay uga qayb qaataan bilicda magaalada.

Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here