Magaalada Kismaayo oo laga hergeliyay xarun lagu xanaaneeyo Digaagga

0
458

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xaruntaan oo lagu magacaabo Midnimo ayaa waxaa aasaasay tiro yar oo dumar ah,kuwaasi oo doonayo in ay ka faa’iideystaan dhaqashada Digaaga oo aysan jirin.

kismaayo xarumo lagu xanaaneeyo iyagoo badan waxaana xaruntaan hada ku jiro in kadan shan boqol oo Digaag ah,waxayna leedahay dhaqtar u gaar ah.

Goobtaan mid ka mid ah Dumarka hindisay qorshahaan ayaa sheegtay in ay faa’iido badan ka heleen.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here