Magaalada Kismaayo oo Laga Furay Xafiis Loogu adeegi doono Ganacsatada yar-yar ee Magaalada 

0
169
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo ayaa waxaa laga furay xafiis loogu adeegi doono ganacsatada yar -yar ah gaar ahaan haweeenka danta yar ee ka shaqeysta degmada Kismaayo.
Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here