Magaalada Kismaayo oo laga dareemayo u diyaar garowga Ciiddul Fidriga

0
338

Kismaayo(Idaacada Waamo)-iyadoo lagu guda jiro maalmihii ugu danbeeyay bisha barakaysan ee ramadaan ayaa suuqyada  magaalada Kismaayo waxaa laga dareemayaa mashquul badan oo ku aaddan u diyaargarowga  Munaasabadda ciidul fidriga oo foodda nagu soo hayso.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here